Kiisaska cudurka COVID-19 oo mar kale sare u kacaya qeybo ka mid ah Somalia

Cudurka COVID-19 oo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay gaaray heerkii ugu hooseeyey gudaha Somalia ayaa mar kale u muuqda inuu sare u kac sameynayo Tiro dad cusub oo ii soo ritay cudurkan ayaa la dhigay maalmihii ugu dambeeyey isbitaalo ku yaalla magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka qaarkood. tirakoobkii ugu dambeeyey ee ay soo saartay … Continue reading Kiisaska cudurka COVID-19 oo mar kale sare u kacaya qeybo ka mid ah Somalia